Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Baarlamaanka PL Ee mudo xileedkan oo ka mid noqday mid ka mid ah kuwii ugu macnaha badnaa
    Somalia

    Baarlamaanka PL Ee mudo xileedkan oo ka mid noqday mid ka mid ah kuwii ugu macnaha badnaa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa dhab Baarlamaanadii Puntland soo maray mid ka mid ah kuwii ugu qiimo badnaa,ayaa udhismay mudo xileedkan.

    Waxaa ku jira Dhalinyaro firfircoon,kuwo heer dhexe ah iyo Waayeel.

    Waxaa ku jira Dad Aqoon bilow ah leh,kuwo Aqoon dhexe wata iyo kuwo Aqoon sare leh.

    Waxaa ku jira,Dad khibrad Shaqo oo heer sare ah leh oo soo jireen ah,waxaana lagu tilmaami karaa Sadex Meelood oo meel in ay ka yihiin Baarlamaanka.

    Waxaa ku jira Dad qiyamkoodu fadhiyo oo ay ku weyn tahay Puntlander-nimadu ahna soo jireen la socda isrogroga Siyaasada Geeska Afrika.

    Madaxweyne Deni,wuxuu door ku lahaa soo dhisida Baarlamaankan,waxaana muuqata in uu wax ka bartay xulistii Baarlamaankii Fadaraalka ee aadka loogu dhaliilay Dadkii uu udiray Xamar.

    Waxaa xusid mudan in talada Dowlada cusub lagu soo dhisayo ay wax ku yeeshaan Baarlamaanka si loo helo Dowlad sal baaalaran.

    Puntland Shaqo xoog badan ayay ubaahan tahay si ay uguulaysato.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.