Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Warar Shabelle TV laga soo xigtay oo xaqiijinaya Geerida Janan
    Somalia

    Warar Shabelle TV laga soo xigtay oo xaqiijinaya Geerida Janan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Geerida Cabdirashiid Janan oo uu xaqiijinayo Ugaas uu waraystay Shabelle TV.

    Dilka Janan in uu ka danbeeyo Axmed Madoobe oo uu la fududeeyay Aadan Barre iyo Madaxa Sirdoonka Kenya,ayuu Ugaasku sheegay.

    Haday dhab noqoto Geerida Janan waxay noqon doontaa mid saamayn adag reebta oo colaad iyo kala tag dhex dhigta Beelaha Reer Jubaland.

     

    Halkan ka dhagayso:-

    Geerida Janan oo uu xaqiijinayo Ugaas uu waraystay Shabelle TV.

    Dilka Janan in uu ka danbeeyo Axmed Madoobe oo uu la fududeeyay Aadan Barre iyo Madaxa Sirdoonka Kenya,ayuu Ugaasku sheegay.

    Haday dhab noqoto Geerida Janan waxay noqon doontaa mid saamayn adag reebta.

    JQ. pic.twitter.com/urJoXSO9dR

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) January 15, 2024

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    December 20, 2025

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    December 20, 2025

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    December 20, 2025
    Latest Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.