Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Cumar Cabdirashiid oo ku booriyay DFS in aan la maaweelin
    Somalia

    Cumar Cabdirashiid oo ku booriyay DFS in aan la maaweelin

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Fariin ku socota DFS oo ku aadan Diblomaasiyada iyo ka faa’idaysashadeeda oo haatan lagu dhaliilay siday umaaraysay marka ay timaado heshiiska isafahan ee SL iyo Itoobiya.

    “Waa in aan lagu maaweelin Somaliya Shirka ay leeyihiin Madaxda IGAD ee ka dhacaya Kampala erayada ay ka mid yihiin,dhex dhexaadinta,is afgaradka iyo is dhex galka Gobolka, haddii aysan dhammaan dalalka xubnaha ka ah IGAD si aan leex leexad laheyn u taageerin mowqifka Somaliya,adeegsiga erayadaasi,waxay muujin karaan in Madaxbanaanideena iyo Midnimada dhuleed ee Soomaaliya ay u furan tahay in laga hadlo”Ayuu yiri Cumar Cabdirashiid.

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.