Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Cumar Cabdirashiid oo dhaleeceeyay talaabada Nisa Ee lagu xuray Hormuud
    Somalia

    Cumar Cabdirashiid oo dhaleeceeyay talaabada Nisa Ee lagu xuray Hormuud

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dib,ayaa loo furay xarunta weyn ee shirkadda isgaarsiinta Hormuud ay ku leedahay Bakaaraha iyo sidoo kale xarunta weyn ee Salaam Bank oo ku yaala isla Bakaaraha.

    Wararku waxay sheegayaan in Xassan Shiikh kulan la yeeshay taliyaha NISA, Mahad Salad, halka lagu wado inuu manta la kulmo mas’uuliyiinta Shirkadda Hormuud.

    Cumar Cabdirashiid oo ka gadlay khilaafka Nisa iyo Hormuud,ayaa bartiisa Twitter-ka  kusoo qoray…

    Pushing wrong buttons when Somalia faces a naked aggression from its neighbor may polarize our prevailing political climate. Hormud is a reputable company that employs many & provides essential services. Thus, security must operate within their parameters without causing shutdown pic.twitter.com/d0FZFsbaqP

    — Omar Sharmarke (@OmarSharmarke) January 16, 2024

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.