Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin Qaraxa ka dhacay goor dhawayd Magaalada Muqdisho
    Somalia

    Faahfaahin Qaraxa ka dhacay goor dhawayd Magaalada Muqdisho

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Goor dhaweyd waxa qarax weyn laga maqlay bartamaha Muqdisho, gaar ahaan agagaarka xarunta Dawladda Hoose ee Muqdisho.

    Qof goobjoog ah,ayaa sheegay in Qof walxaha qarxa isku soo xiray uu isku qarxiyay dibadda maqaaxi aan ka fogeyn Aqalka Dawladda Hoose.

    Gawaarida gurmadka degdegga ah,ayaa goobta gaaray, iyadoo la bilaabay in goobta laga qaado dadka waxyeeladu soo gaartay.

    Illaa hadda lama sheegin tirada rasmiga ah ee wax ku noqotay qaraxa, iyo halka uu bartilmaameedka.

    Ciidamada amaanka ayaa goobta tagay iyagoo bilaabay baaritaan la xiriirra sida ay wax u dhaceen.

    Goor dhaweyd waxa qarax weyn laga maqlay bartamaha Muqdisho, gaar ahaan agagaarka xarunta Dawladda Hoose ee Muqdisho. pic.twitter.com/yl2a0QDvC0

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) January 16, 2024

    Qof goobjoog ah,ayaa sheegay in Qof walxaha qarxa isku soo xiray uu isku qarxiyay dibadda maqaaxi aan ka fogeyn Aqalka Dawladda Hoose. pic.twitter.com/mBl6aXdYoU

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) January 16, 2024

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.