Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Somaliya oo kaga adkaatay Masraxa Caalamka Diblomàasiyadii Itoobiya Ee soo jireenka ahayd
    Somalia

    Somaliya oo kaga adkaatay Masraxa Caalamka Diblomàasiyadii Itoobiya Ee soo jireenka ahayd

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 20, 2024Updated:January 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maalmihii lasoo dhaafay Somaliya,waxay u ahayd Maalmo wacnaa oo taariikhda galay oo waxaa muuqatay in ay soo noolaatay dibna ugu soo laabatay masraxyada caalamka.

    Somaliya,waxay muujisay qaangaarnimo,bisayl iyo fahan Siyaasadeed oo ka sareeya kii ay caanka ku ahayd ee sal fudaydka.

    Diblomaasiyadii 3000-Sano ee Itoobiya ayay ka dhigtay mid darbi jiif ah oo aan masuul ahayn khatarna ku ah amniga iyo wada noolaanshaha.

    Dalkan waa la daneynayaa oo Itoobiya ,waa la qaawiyay,waana uhiilisay Beesha caalamku Somalida.

    Caalamku,wuxuu muujiyay in Somaliya xilligan Siyaasada ahaan ka muhiim san tahay Itoobiya.

    Sidoo kale Gooni goosadkii SL ay 30-ka Sano soo waday Cod,ayuu Caalamku uqaaday,wuxuuna siiyay Natiijo oranaysa “Aamina Midnimada” ma jirin Wadan xataa dabac umuujiyay in Somaliya lakala jaro.

    Madaxweyne Xasan Diblomaasiyadab isagu ma abuurin kamana shaqayn ee waxaa noo hiiliyay caalamka oo danayn noo muujiyay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.