Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland oo Utanaasushay Midnimada iyo Dowladnimada Somaliyed
    Somalia

    Puntland oo Utanaasushay Midnimada iyo Dowladnimada Somaliyed

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland waajibkii ahaa in laysku soo dhawaado way fulisay oo waa aqbashay talooyinkii haldoorka Somaliyed ee ahaa tanaasul muujiya dhankiina.

    Waxay si rasmi ah ugu casuntay Garowe Madaxweyne Xasan.

    Hadaba,waxaa laga rabaa Madaxweyne Xasan in uu dhankiisa Kubada Dhulka dhigo,talada Miiska saaro Ummaddana isku soo celiyo.

    Si gaar ah xilligan baahi,ayaa loo qabaa Midnimada,isagana macno weyn ayay uleedahay in caalamku arko Puntland oo lagu soo dhawaynayo iyo Madaxdii Somalida oo wada fadhida oo Astaanta Calanka uwada istaagtay.

    Maanta haduusan MW Xasan ka faa’idaysan fursada Garowe dib uma helayo oo Labada Sano ee u haray,wuxuu ku dhamaysanayaa horumar la’aan Siyaasadeed iyo dib udhac Wadan.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.