Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Masar oo si adag uga hor yimid isfahanka SL iyo Itoobiya
    Somalia

    Madaxweynaha Masar oo si adag uga hor yimid isfahanka SL iyo Itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 21, 2024Updated:January 21, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Masar ma ogolaan doonto wax khatar ku ah Somaliya iyo amnigeeda,hadii ay noo baahdaana waan tagaynaa”Ayuu yiri Sisi.

    Si cad waxa uu uga hor yimid isfahankii Somaliland iyo Itoobiya oo ku tilmaamay xadgudub Qaranimada iyo Madaxbanaanida Somaliya.

    Masar marka laga soo tago Walaalnimada ay umuujinayso Somaliya,waxaa udheer loolan ay kula jirto Itoobiya oo ugu horeeyo Biyaha Wabiga Niil.

    Sidoo kale Baabul Mandab oo Itoobiya ay timaado,waxay u aragtaa khatar weyn oo Istiraatijayadeed oo iyada ka dhan ah.

    Lughaya,waxaa lagu tilmaamaa Albaabka Baabul Mandab in ay tahay sidaa daraadeed Masar ma aqbalayso in Itoobiya timaado halkaas,waxayna ka xigtaa dagaal toos ah oo ay la gasho Itoobiya.

    Somaliya fursadahaas,waxay uga faa’idaysan kartaa in ay hesho awood ka taageerta ka hortaga damaca Itoobiya.

     

    Madaxweynaha Masar hadalkiisa qiimihiisu,wuxuu kusoo ururayaa in aysan ogolayn waxii khatar ku ah ah Amniga Somaliya oo ay toos uga hawlgalayaan.

    Fariin adag,ayuu udiray Itoobiya.

    JQ. pic.twitter.com/7A4l5xht6s

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) January 21, 2024

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.