Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay sababta Axmed Madoobe iyo Xamse uga qaybgalayn Caleema saarka MW Deni?
    Somalia

    Maxay tahay sababta Axmed Madoobe iyo Xamse uga qaybgalayn Caleema saarka MW Deni?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 21, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Axmed Madoobe iyo Xamse waxay ka caroodeen in aan loo casumin si la mid ah madaxda kale ee Caleema saarka kasoo qaybgalaysa.

    Laba hab,ayay Casuumadu ugaaraysay Madaxda,kuwaasoo kala ah…

    1.E-mail.
    2.E-mail iyo xiriir toos ah.

    Axmed iyo Xamse kaliya,waxaa gaaray casuumad Email-ka ah,waxayna sugayeen xiriir toos ah oo lala soo sameeyo mase dhicin.

    MW Deni,waa lagu kari waayay in uu toos ula xiriiro Xamse iyo Axmed Madoobe.

    Ka fogaanshaha Deni ee Labadan Nin,ayaa waxaa Baasiinka kusii shubay, Dhaqaale ay ku taageereen kooxdii Aaran-jaan ee Garowe Xabada ka riday iyo waliba Axmed oo usoo diray Rasaas.

    MW Deni,waxa uu qaadan waayay in Siyaasi kasoo jeeda Beesha Ogaadeen qayb ka nqodo Dab laga holcinayo caasimada PL.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.