Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha DDSI oo ay ubadan tahay in uu ka baaqdo caleema saarka MW Deni
    Somalia

    Madaxweynaha DDSI oo ay ubadan tahay in uu ka baaqdo caleema saarka MW Deni

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 22, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Caleema saarka Madaxweynaha Puntland,wuxuu dhacaya 25-ka Bishan.

    Wufuuda ka qaybgalaysa,ayaa kusoo qulqulaysa Puntland,waxaana ugu danbeeyay Madaxweynaha Hir-shabelle.

    Waxaa khilaafka Itoobiya iyo Somaliya dartiis uga baaqday Caleema saarka Madaxweynaha DDSI Mustafe Cumar,sida wararku sheegayaan.

    Sidoo kale Qoor-qoor,ayaa ka carooday M.xigeenkiisa jooga Garowe,waase laga qanciyay ugu danbayn.

    Madaxda kasoo qaybaglaysa,waxaa kaloo ka mid ah Madaxweynaha DFS iyo Wasiirka Gaashaandhiga Kenya.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.