Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Abiy oo ka warwareegaya in uu buriyo heshiiskii uu la galay Somaliland
    Somalia

    Abiy oo ka warwareegaya in uu buriyo heshiiskii uu la galay Somaliland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 27, 2024Updated:January 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ma jeedin Abiy hadalkii laga sugayay in uu shaaciyo oo ku saabsanaa cadaynta mowqifka Itoobiya ee Midnimada iyo Madaxbanaanida Qaran ee Somaliya.

    “Sida Ethiopia ay uga go’antahay midnimada iyo nabadda Soomaaliya waxaanu ku muujinay dhiigga, iyo dhididka wiilasha iyo gabdhaheenna qalabka sida.”Ayuu yiri Abiy.

    “Tobanaankii sanadood ee u dambeeyay ay Ethiopia baadi doonka nabadda Soomaaliya ku weysay kumanaan ciidan ah – oo aanu jirin- dal kale oo naf hurnimadaa u sameeyay”Ayuu ku daray hadalkiisa Abiy.

    Abiy hadaladiisii hore kuwo ka dabacsan,balse aan ahayn kii laga sugayay oo soo afjari lahaa heshiiska isfahan ee dhexmaray SL,ayuu jeediyay.

    Maraykanka,ayaa cadaadis ku saaray Itoobiya in ay ka laabato heshiiskàas,isla markaana ay cadayso in ay lama taabtaan tahay Midnimada,Madaxbanaanida iyo Xuduudaha Qaran ee Somaliya,sida xoguhu sheegayaan.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://twitter.com/jibril_qoobey/status/1751044379999887859?t=cgw0_CY4REfq6SJztxZAMw&s=19

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.