Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh iyo Abiy oo ku kulmaya Wadanka Talyaaniga
    Somalia

    Xasan Shiikh iyo Abiy oo ku kulmaya Wadanka Talyaaniga

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 27, 2024Updated:January 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Xasan,wuxuu ku wajahan yahay Berri foog Wadanka Talyaaniga oo lagu casumay Hogaamiyayaal ay ku jiraan isaga iyo Abiy.

    Hadii MW Xasan la fariisto RW Abiy,isagoon soo saarin Warcad oo uu ka qeexayo mowqifkiisa,waxay ku noqon doontaa fashil xun oo shaki abuuri kara.

    Xasan,wuxuu horay uga diiday Madaxweynaha Ugandha la kulanka Abiy,hadiise haatan lagu gaado ama wax looga badasho Shirka Talyaanigu abaabulay,waa dhabar jab ka dhan ah Difaaca Xuduudaha,Midnimada iyo Qaranimada Somaliyed.

    Wuxuu noqon doonaa Xasan khaa’inul Wadan,waxaana xoogoobi doona Xantii hore.

    JQ

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.