Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland iyo DFS oo ay ubilaabanayso wada xaajoodyo
    Somalia

    Puntland iyo DFS oo ay ubilaabanayso wada xaajoodyo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 29, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulan gaabnaa oo ay yeesheen Labada Madaxweyne ee DFS iyo Puntland,ayay iskula afgarteen in ay wada shaqeeyaan.

    Sida wararku sheegayaan,waxaa jiri doona Shir ay wada yeelaanayaan Puntland iyo DFS oo looga xaajoon doono khilaafka jira sidii xal looga gaari lahaa.

    Shirkaas MW Deni,waxaa uu qorsheeyay in lagu casumo RW Xamse oo la siiyo doorka Saxiixa.

    Dhanka kale,isku shaandhayn,ayaa lagu samayn doonaa Golaha Wasiirada Fadaraalka oo lala sugayay Doorashadii Puntland.

    Sida wararku sheegayaan MW Deni waxay isla fahmeen MW Xasan in Wasiirka Arimaha Dibada ee haatan banaan ee lala sugayay Doorashada PL lagu badalo Wasiirka Maaliyada oo loo dhiibo Shaqsi ka yimid dhanka Deni.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.