Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Askar Maraykan ah oo lagu dilay weerar ka dhacay Bariga Dhexe
    Somalia

    Askar Maraykan ah oo lagu dilay weerar ka dhacay Bariga Dhexe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 29, 2024Updated:January 29, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Iiraan ayaa beenisay in ay ku lug lahayd weerar loo adeegsaday diyaarad aan duuliye lahayn oo lagu qaaday saldhig Maraykanku ku leeyahay meel u dhow xadka dalka Urdun uu la wadaago Suuriya, kaasoo lagu dilay saddex askari oo Maraykan ah.

    Mareykanka ayaa ku eedeeyay weerarka, oo sidoo kale ay ku dhaawacmeen tobanaan kale, “kooxaha xagjirka ah ee Iiraan ay taageerto”.

    Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa wacad ku maray in uu aargoosan doono wuxuuna yiri: “Waan ka jawaabi doonnaa.”

    Waa markii ugu horeysay oo weerar lagu dilo ciidamo Mareykan ah oo ku sugan gobolkaasi tan iyo markii uu bilowday dagaalka Qasa ee ka dhashay weerarkii ururka Xamaas ku qaaday Israa’iil 7-dii Oktoober.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.