Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Pentoganka Maraykanka oo baahiyay Magacyada Askarta looga dilay Jordan
    Somalia

    Pentoganka Maraykanka oo baahiyay Magacyada Askarta looga dilay Jordan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Mareykanka,ayaa shaacisay magacyada Saddexdii Askari ee looga dilay duqeyntii Axadi ka dhacday Jordan.

    Saddexdaas Sarkaal,ayaa kala ah:

    1. Sgt William Jerome Rivers, oo 46 sano jir ah.

    2.Specialist Kennedy Ladon Sanders, oo 24 sano jir ah iyo

    3.Specialist Breonna Alexsondria Moffett, oo 23 sano jir ah.

    Mareykanka ayaa weerarkaasi ku eedeeyay kooxaha mayalka adag ee garab ka haysta Iran. Pentagon-ka Mareykankana, waxaa uu sheegay inay qaadday ‘raadka’ ururka Kataib Xisbullah.

    Isla waaxda difaaca Mareykanka ee Pentgone-ka, mar kale waxaa uu ku celiyay, in Mareykanka uusan dooneyn dagaal uu la galo Iran.

    ‘Ma dooneyno in aan iclaaminno dagaal,balse tallaabo,ayaan qaadi doonnaa anagoo ka jawaabayna weerrarkii lagu qaaday Ciidamadeena”Ayuu yiri Afhayeenka Pentagon-ka, Sabrina Singh.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.