Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Itoobiya oo codsatay kulan deg-deg ah oo ay iskugu yimaadaan Madaxda IGAD
    Somalia

    Itoobiya oo codsatay kulan deg-deg ah oo ay iskugu yimaadaan Madaxda IGAD

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 30, 2024Updated:January 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jabuuti,ayaa shaacisay codsi rasmi ah oo uga yimid Itoobiya oo ku saabsan in la qabto shir aan caadi ahayn oo ay Is kugu yimaadan Madaxda IGAD.

    Itoobiya waxay doonaysaa inay caddayso mowqifkeeda ku aaddan arrimaha Gobolka ee hadda taagan gaar haan xiisada kala dhaxeyso Somaliya.

    Shirkan,waa in uusan tagin MW Xasan oo hoos loo dhigaa sidii Abi hoos ugu dhigay Shirkii Somaliya ay codsatay.

    Sidoo kale,waa in aan la hor fariisan Itoobiya ilaa ay cadayso in ay ka noqotay xadgudubka Qaranimada iyo Midnimada Somaliyed oo ay bixiso raaligelin buuxda.

     

     

    Halkan ka akhriso:-

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.