Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynayaashii hore Sh.Shariif iyo Farmaajo oo aqbalay Gogosha PL fidisay
    Somalia

    Madaxweynayaashii hore Sh.Shariif iyo Farmaajo oo aqbalay Gogosha PL fidisay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 31, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland,waxay muujisay masuuliyad iyo damqasho ay uhayso dhismaha Dowladnimada Wadanka.

    Tanaasul iyo dabacsanaan ayay la Shir timid,taasoo xoojinaysa doorkeeda Dowlad dhiska Somaliya.

    Madaxweyne Deni hadii Shalay Dadka qaarkiis ku eedaynayeen Nin aan tanaasulin,haatan,wuxuu muujiyay tanaasul.

    Madaxda DFS dhankooda,waxaa laga rabaa in ay la yimaadaan tanaasul,damqasho iyo hogaamin sare.

    Sinjiga Somaliga ah si loo ilaaliyo Dhulkiisa iyo Dowladnimadiisa,waxaa xilligan hor tobin uleh Laba Qodob oo kala ah….

    1.Qabyo tirka Dastuurka KMG ah.
    2.Dhismaha Ciidan Qaran.

    Madaxweynayaashii hore ee kala ah Sh.Shariif iyo Farmaajo,ayaa si buuxda utaageeray Gogosha Somaliyed ee ay Puntland fidisay.

    Puntland doorkeedii waa qaadatay ee hala helo doorka Somalida kale si horay loogu socdo.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.