Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Talo soo jeedin ku socota Amniga Caasimada Puntland
    Somalia

    Talo soo jeedin ku socota Amniga Caasimada Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 31, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Amniga Caasimada?!

    Eedayn aan wadan aragti wax lagu saxo macno ma yeelato.

    Sidoo kale eedayn aan waaqiciga Dhulka yaalla ku salaysanayn qiimo maleh.

    Aragtidayda Gacanta loogu qaban karo Amniga Caasimada Puntland ee Garowe,waxay tahay…..

    1.In la yagleelo Talis gaar ah oo la yiraahdo (Amni Caasima).

    2.In loo sameeyo Agaasin Amnigaas maamula.

    3.In loo diyaariyo Ciidan ugaar ah.

    4.In Gaadiid,Qalab iyo Dhaqaale loo diyaariyo.

    5.In Agaasinka Amniga Caasimada laga dhigo waax hoos timaada Madaxtooyada oo la leh Awaamiirta iyo Miisaaniyada.

    Qiimayntayda,waxaa ku filan Dad ahaan Agaasinkaas 500-Askari oo iskugu jira Ciidan Labisan,sirdoon iyo Taraafiko ah VIP.

    Dhaqaale ahaan,waxaa ku filan Mushahaar,Dayactir,Qalabayn iyo hawlgelid Bishii %5 Miisaaniyada Dowlada PL oo udhiganta $400-kun.

    Guul baan urajaynayaa PL.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.