Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo lagula taliyay in uu ka baaqdo fasaxa Bisha ah
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo lagula taliyay in uu ka baaqdo fasaxa Bisha ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 31, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Haduu ka baaqdo socdaalka aadka loo sheegsheegayo ee nasashada ah Madaxweyne Deni,waa tala qaatay.

    Dad badan,ayaa kula taliyay in uusan safar gelin xiligan,sababtoo ah, Dadku aad ayay uga qabaan rajo waxqabasho oo balaaran.

    Tagistiisa xilligan,waxay muujinaysaa Laba arimood oo kala ah….

    1.Jileecuusan Shaqada adag ee Siyaasada ulahayn adkaysi.

    2.Xurmo daro iyo damqasho la’aan Dadka iyo Dalka.

    Muxuu ku luminayaa?

    1.Taageero badan oo uu hada haysto.
    2.Fursado Siyaasadeed oo uu ka faa’idaysan karo.

    Ugu yaraan haduu baxayo MW,waxaa qurxoon magacaabista Wasiirada kadib iyo isagoo wakhti kooban maqnaada.

    Waxaa kaloo muhiim ah….

    B.In uu Dadka la hadlo marka uu baxayo.

    T.In uu Dadka la hadlo marka uu soo laabto.

    J.In uu la kulmo Haldoorka,Ardayda iyo Muwaadiniinta ku duruufaysan Wadamada uu tago.

    X.In uu la hadlo Jaaliyadaha si guud.

    Saakay haduu ubaxo fasax Bil ah,wax weyn,ayaa ka xumaanaya.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.