Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xogo hordhaca oo laga helayo Magacaabista Golaha Wasiirada Dowlada Puntland.
    Somalia

    Xogo hordhaca oo laga helayo Magacaabista Golaha Wasiirada Dowlada Puntland.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 3, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha,waxaa laga codsaday in uu soo dadajiyo magacaabista Golaha Wasiirada…

    1.Wasiirada haatan jooga oo intooda badan ay filayaan in aysan soo laaban doonin.

    2.Dayac shaqo iyo wax is daba marin dhici karta.

    Balse Madaxweynuhu,wuxuu ku dooday….

    1.In uu rabo soo xulid Miisaanman oo wakhti heshay.

    2.I n uu ka Gacan buuxsado oo uu xaliyo dhaliilihii ahaa macno yarida Wasiiradasii 5-tii Sano ee hore.

    Xogaha la helayo?

    1.Wasiirka “A” ee Beesha Ciise Maxamuud,waxaa qaatay Suldaan Garaase iyo Abshir C. Huruse,waxayna ukeeneen Nin ka shaqeeya Hay’adaha QM.

    Wasiirka Labaad “B” ee Beesha Ciise Maxamuud,waxuu noqon doona Duulista Hawada,waxaana qaatay reer Faroole.

    2.Wasiirka Beesha Cismaan Maxamuud,waxaa qaatay Boqorka iyo Ilmo Diyaano.

    3.Wasiirka “A” ee Beesha Cumar Maxamuud,waxaa qaatay Islaanka iyo Ragiisa.

    4.Beesha Cali Saleebaan,waxay heli doontaa Labada Wasaaradood markii ugu horaysay.

    5.Beesha Dhulbahante,waxaa kala heli doona Bah-ararsame iyo Ugaar yahan Laba Wasaaradood oo “A” ah.

    6.Beesha Warsangeli,Wasaarada “A” waxaa qaadanayaa Cumar.

    Waa xogo hordhac ah kuwan.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.