Taliska dhexe ee ciidamada Maraykanka ayaa sheegay inay duqayn is-difaacid ah la beegsadeen goob laga soo ganayey gantaal loo diyaariyey in lala beegsado maraakibta maraysa Badda cas.
Taliska Ciidamada Maraykanka,ayaa sheegay in tallaabada ay qaadeen Axaddii ay xaqiijinayso xorriyadda maritanaka ee Badaha.
Halkan ka daawo muuqaalka
https://twitter.com/jibril_qoobey/status/1754277654365192417?t=rV9LNXDR_UrRWoDJXoB9gA&s=19