Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Imaaraadka oo Saldhig Milleteri ka samaysanaya Xaafuun
    Somalia

    Imaaraadka oo Saldhig Milleteri ka samaysanaya Xaafuun

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 5, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhagax-dhiga Saldhiga Melleteri oo Imaaraadka laga siinayo Deegaanka Xaafuun,ayaa dhawaan dhacaya sida xoguhu sheegayaan.

    Saldhigaas,ayaa ku kacaya Sanadkii $57-Milyan,waxaana Kiro ahaan uhelaysa Lacagtaas Dowlada Puntland.

    Sidoo kale Saxiixa heshiiska Saldhiga,ayaa lagu kala qaadanayaa 7-Milyan oo dolar,sida wararku sheegayaan.

    Saldhigan,waa Kiro si la mid ah kan Muqdisho ee Turkisom,waxaana Saxiixa wada leh PL iyo DFS.

    Mudo xileedkii hore ee MW Deni ayay ahayd in la dhagaxdhigo,waxaase ku yimid dib udhac,haatanse waa soo gabagaboobay diyaarintiisa,sida wararku sheegayaan.

    Bulshada Deegaanka Xaafuun,ayaa dhankeeda ku helaysa Saldhigan Wado,Iskuul,Isbitaal iyo Biyo nadiif ah.

    Raas-caseyr oo ku yaal Gardafuu oo ah marin Biyood muhiim ah,ayaa Saldhig laga siinayaa Imaaraadka oo Sxb-ka weyn ee Puntland.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.