Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Cumar Cabdirashiid oo lagu amaanay shaqada fiican Ee uu ka qabtay Puntland
    Somalia

    Cumar Cabdirashiid oo lagu amaanay shaqada fiican Ee uu ka qabtay Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 8, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cumar Cabdirashiid shaqo fiican buu ka qabtay Puntland.

    Doorasho la isla ogol yahay oo qurxoon in ay xiligeedii ku qabsoonto door weyn,ayuu ku lahaa Cumar.

    Sidoo kale Doorashada Deni kadib,Shaqo la taaban karo,waxuu ka qabtay isqaadashada iyo is aqbalaada hirgashay.

    Marba mar ka danbaysa,waxaa muuqata in Cumar miisaankiisu sii xoogaysanayo oo fahamkiisa iyo saamayntiisu kor isii kacayso.

    Erayada inta badan uu kusoo celceliyo ee Somali is aqbasha oo isku tanaasusha,wuxuu ficil ahaan uga hirgeliyay Puntland gudaheeda.

    Xaqiiqdii waxaa wax weyn ah in Siyaasigu fahmo dantiisu in ay ku jirto midaynta Bulshada iyo xoojinta amniga.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.