Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hormuudka Xildhibaanada Fadaraalka oo ka hor yimid ku falaadida Dastuurka
    Somalia

    Hormuudka Xildhibaanada Fadaraalka oo ka hor yimid ku falaadida Dastuurka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 8, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Aragtida Siyaasiyiinta bisil ee aan caadifada iyo danaysiga hoose ka Duulin in loo hakadaa wacan si aysan ulumin rajada yar ee jirta.

    Hadii Dastuurka lagu falaado Somali si rasmi ah ayay ukala guuraysaa,sababtoo ah waa waxa kaliya ee ay hada isla ogoshahay.

    Xasan Shiikh markaad aragto hogaamintiisa,waxaa kusoo baxaysa aqoon,Cimri iyo khibrad aysan la socon Qofnimo aysan qiimo lahayn.

    “Aqoon lahow Igaar Ahow baa ka horaysa”.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka Xildhibaan Cali Fiqi.

    Aragtida Siyaasiyiinta bisil ee aan caadifada iyo danaysiga ka Duulin in loo hakadaa wacan si aysan ulumin rajada yar ee jirta.

    Hadii Dastuurka lagu falaado Somali si rasmi ah ayay ukala guuraysaa,sababtoo ah waa waxa kaliya ee ay hada isla ogoshahay.

    JQ pic.twitter.com/pSU4GKKHzS

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) February 8, 2024

    Halkan ka daawo muuqaalka Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire

    Waaqicuu dul istaagay Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire. pic.twitter.com/2nGdYSQI8u

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) February 8, 2024

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.