Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Xasan Kubada Siyaasadeed Lugtiisa,waa ka baxday.
    Somalia

    Faallo:-Xasan Kubada Siyaasadeed Lugtiisa,waa ka baxday.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 8, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Deni,wuxuu Xasan ka adkaaday markii uu Kursiga Madaxtooyada PL kusoo laabtay.

    Xasan,waxaa la moodi jiray in uu faahin Siyaasiya yahay,balse waa fashilmay oo waa la jaanqaadi kari la’a yahay waaqiciga.

    Xasan,waxa kaliya ee ufuran,in uu aqbalo Deni lana yimaado aragti wada noolaansho Siyaasadeed leh.

    Haatan Deni gogoshiisii,waa u ansaxday oo Xasan laftigiisaa laga meel marsaday,isla markaana in uu kasoo qaybgalo isagay Dan ugu jirtaa hadii kale,waxay isku badalaysaa oo Gacantooda galaysaa Mucaaradka baadigoobaya meel ay usii maraan loolankiisa.

    PL waa Sadex meelood oo meel Somaliya Madaxweynaheeduna,wuxuu wataa miisaankiisa culus.

    Sidoo kale Madaxweynaha xiligan ee PL,wuxuu haystaa mudo xileed cusub,halka Madaxweynaha Fadaraalku ay uharsan tahay Laba Sano oo qura.

    Xasan Kubada Siyaasadeed Lugtiisa,waa ka baxday.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.