Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Somaliya oo ka baaqday Shirka Midowga Afrika Ee Itoobiya
    Somalia

    Madaxweynaha Somaliya oo ka baaqday Shirka Midowga Afrika Ee Itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 10, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Caasimada Itoobiya ee Adis,waxaa ka dhacaya Shirkii Midowga Afrika ee Sanadlaha ah.

    Somaliya,waxaa ku matalaya Ra’isalwasaare xigeenka Saalax.

    Dowlada Somaliya,waxay go’aansatay in ay hoos udhigto weftiga ku matalaya kulan weynaha Madaxda Afrika…..

    1.Heshiiska isfahan ee ay Itoobiya la gashay SL oo xadgudub ku ah Madaxbanaanida iyo Midnimada Dhuleed ee Qaranimada Somaliya.

    2.Ixtiraam darro ay ka muujisay Itoobiya Shirkii IGAD ee Uganda iyo goobo kale.

    Talaabadan Somaliya ay qaadatay si weyn,ayay Shacabka Somaliyed ugu riyaaqeen,wuxuuna markale ku helayaa MW Xasan kasbasho Bulsho.

    Itoobiya,waxay udhaqantay si masuuliyad darro ah markay timaado heshiiska ay la gashay SL.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.