Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Tababaradii Ciidamada oo Imaaraadku usoo wareejinayo Bosaso
    Somalia

    Tababaradii Ciidamada oo Imaaraadku usoo wareejinayo Bosaso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xero baaxad leh oo ku taal goob muhiim ah,aadna uqalabaysan laguna tababari karo intii la doono oo Ciidan ah,ayaa ku taal Bosaso.

    Xeradaas,waxaa Gacanta ku haya Dowlada PL,waxaana suga amnigeeda Ciidamada Badda PL oo ah dhalinyaro Somaliyed oo ka fog xagjirnimo iyo musuq.

    Dowlada Imaaraadka oo fulinaysa qorshe ay ku tababarayso Ciidamo Somaliya oo la rabo in la gaarsiiyo ilaa 20-kun,ayaa soo jeedisay in ay isticmaasho Xeradaas,iyadoo ku xulatay arimaha aan soo sheegnay.

    Balse MW Xasan oo ka duulaya dhaqaale raadin iyo Eex,ayaa diiday oo ku khasbay Imaaraatiyiinta in ay ku hawlgalaan Xerada Jen.Gordan ee Muqdisho.

    Waxaa jira haatan warar soo baxaya oo sheegaya in Imaaraadku usoo wareejinayo tababarada Xerada Bosaso kadib Weerarkii Maalin ka hor dhacay.

    Si walba oo ay tahay,wixii ka dhacay Xeradaas,waxay ahaayeen fal argagixiso oo ka dhan ah dib usoo kabashada Dowladnimada Somaliya.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.