Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay isku qabteen Talyaha PSF iyo ilaalada Madaxtooyada ?
    Somalia

    Maxay isku qabteen Talyaha PSF iyo ilaalada Madaxtooyada ?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Khamiistii lasoo dhaafay ayay ahayd in wixii harsanaa la dhamaystiro oo uu la kulmo Talyaha PSF MW Deni.

    Balse isfahanwaa dhexmaray Ciidamada ilaalada Madaxtooyadayada iyo Maxamuud Diyaano,ayaa sababay in uu baaqdo oo uu caro uga laabto mid ka mid ah Baraha laga ilaaliyo amniga Madaxtooyada.

    Waxa ugu weyn ee laysku maandhaafay,waxay ahaayeen Ilaalada uu la gudbayo Talyaha PSF ee uu la galayo gudaha.

    Kadib,waxaa arinka soo dhexgalay MW Deni,waxaana Gacanta arinka ku dhigay Boqorka,Asad iyo Cumar,waxaana dhacaya kulankii baaqday.

    Arimaha ugu waa weyn ee harsan,waxaa ka mid ah…

    1.Ka heshiinta Shirkad Macdanta ah oo ka hawlgalaysa Xaafuun.

    2.Shirkad Cusbada ah oo laga hurgelinayo Hurdiya/Xaafuun.

    3.Ciidamada PSF iyo Mushahaaraadkooda .

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.