Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Amniga magaalada Bosaso oo maraya meel hoosaysa
    Somalia

    Amniga magaalada Bosaso oo maraya meel hoosaysa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Bosaso laguma fiirsan karo xaalka amaan ee ay hada ku jirto,waxaana si xawliya uga hawlgalaya Nabad diidka….

    1.Waxay toos uwacayaan Ganacsatada.
    2.Waxay dul saarayaan Lacag baad ah.
    3.Waxay ku amrayaan in la xiro Meheradii bixin wayda Lacagta Baada ah.

    Fashilkan,waxaa keenaya dhawr arimood oo kala ah…

    B.Ku mashquulkii Doorashada.
    T.Hogaamada laamaha amniga oo liita.
    J.Dhaqaalaha ku baxa amniga oo yar.

    Xalku muxuu yahay?

    B.In isbadal lagu sameeyo Taliska Booliska si balaaran.

    T.In isbadal lagu sameeyo hogaanka CID Gobolka.

    J.In isbadal lagu sameeyo hogaanka Pisa ee Gobolka.

    X.In kor loo qaado Dhaqaalaha iyo Qalabka hawlgelida Ciidamada dharcadka iyo Booliska.

    Kh.In hawlgal balaaran oo Laba Todobaad ah lagu qaado Buuraha Bari,iyadoo lala kaashanayo Quwadaha Shisheeye.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.