Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Midowga Yurub oo si weyn ucanbaareeyay Xasuuqa ka dhacay Gobolka Amxaarada
    Somalia

    Midowga Yurub oo si weyn ucanbaareeyay Xasuuqa ka dhacay Gobolka Amxaarada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 13, 2024Updated:February 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Midowga Yurub,ayaa maanta soo saaray bayaan ay ku muujinayaan walaac xooggan oo ay ka qabaan dilalka qorsheysan ee lagu beegsanayo dadka rayidka ah ee ku nool magaalada Merawi ee Gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya.

    Midowga Yurub,ayaa ku baaqay in la sameeyo baaritaan madax-banaan.

    Midowga Yurub,ayaa sidoo kale sheegay in xaalada deg-dega ah ee dhawaan lagu kordhiyay Gobolka Amxaarada ay tahay go’aan welwel leh oo hoos udhigaya xuquuqda aadanaha ee dadka halkaas ku nool.”

    Ururka oo hadalkiisa sii wata,ayaa sheegay in ay mar kale cadeynayaan in ay diyaar u yihiin in ay taageeraan Geeddi-socod kasta oo horseedi kara wada-hadal,dib-u-heshiisiin iyo nabad,si xal siyaasadeed looga gaaro colaadaha taagan,waxayna ku booriyeen dhammaan shacabka Itoobiya in ay qaataan dariiqa wadahadalka.

    “Xal nabadeed oo keliya,ayaa keeni doona in si waara loo soo afjaro colaadaha dalka”Ayaa lagu yiri Bayaanka.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.