Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Trump oo uu kasoo yeeray hadal walaac ku abuuray Gaashaanbuurta Natto
    Somalia

    Trump oo uu kasoo yeeray hadal walaac ku abuuray Gaashaanbuurta Natto

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Trump,waxa uu ka kacay hadal si weyn uruxay Caasimadaha Yurub oo khalkhal geliyay Gaanshaanbuurta Natto.

    “Wadankii aan bixin Lacagta Natto ma difaacayno oo waxaan leenahay haduu damco in Ruushku ku duulo weerar”Ayuu yiri Trump.

    Xiligan,waa Musharax MW Trump,waxaana dhici karta in uu noqdo MW badali doona Biden,taasoo ka dhigan in uu ficil ubadali doono hadalkiisa.

    Wadan kasta oo Xubin ka ah Gaanshaanbuurta Natto,waxaa waajib ku ah in 2% Miisaaniyadiisa u isticmaalo Difaaca,waxaana jira Dalal aan sidaas yeelin sida Jarmalka oo Sanadkii tagey aan gaarin heerkaas.

    Maraykanka,ayaa ku bixiyay Difaaca dhaqaale gaaraya $877-Bilyan halka Dallaka Midowga guud ahaantood ay ku bixiyeen $266-Bilyan.

    Aqalka Cad,ayaa ka hor yimid hadalka Trump.

    Maraykanku marka laga soo tago in uu yahay Wadanka ugu Dhaqaalaha weyn Caalamka hadana waa Quwada Milleteri ee Aduunka,isticmaalka dhaqaalihiisa fara badan ee Difaaca,waxay usamaysaa saamayn balaaran.

    Si gaar ah Natto oo uu ka yahay Xubinta ugu awooda iyo saamaynta badan,waxaa ka dhigay dhaqaalaha doorka ah ee uu ku bixiyo Gaashaanbuurta hawlaheeda.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.