Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»CC Warsame”Maxaa loo dadajinayaa Dastuurka oo lagala cararayaa:
    Somalia

    CC Warsame”Maxaa loo dadajinayaa Dastuurka oo lagala cararayaa:

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xaqiiqda ka hadalka Dastuurka,waa inta uu ka yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

    Lama fahmi karo sababta loo dadajinayo Dastuurka,iyadoo Wadanka aan dariska nahay ee naga Dowladnimo sareeya ee Kenya Dastuurkiisu ahaa 37-Sano Qabyo,halka Qabyo tirkiisana uu qaatay 2-Sano loona Gacan geliyay MW hore oo Siyaasada ka fariistay.

    Waxaa xusid mudan markii Dowladii Uhuru ee Kenya ay damacday in ay badasho Dastuurka,waxaa diiday Maxkamada Sare,iyadoo ucuskatay in uu Gacanta kula jiro MW xil haya oo la rabay in uu ahaado Geed fadhiga Wadanka.

    “Dastuurka taabashadiisa,waa in uu Gacmaha kala baxaa Madaxweynaha haatan xilka haya”.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka CCWarsame

    Wadanka aan dariska nahay ee naga Dowladnimo sareeya ee Kenya Dastuurkiisu ahaa 37-Sano Qabyo,halka Qabyo tirkiisana uu qaatay 2-Sano loona Gacan geliyay MW hore oo Siyaasada ka fariistay.

    "Dastuurka taabashadiisa,waa in uu Gacmaha kala baxaa MW haatan xilka haya".

    CC Warsame pic.twitter.com/VIbZo7oKbD

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) February 14, 2024

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    December 20, 2025

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    December 20, 2025

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    December 20, 2025
    Latest Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.