Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay sababta Maraykanka iyo Ingiriiska ugu khasbeen Xasan Shiikh tagida Adis?
    Somalia

    Maxay tahay sababta Maraykanka iyo Ingiriiska ugu khasbeen Xasan Shiikh tagida Adis?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 15, 2024Updated:February 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanka iyo Ingiriiska,ayaa ku khasbay Xasan Shiikh in uu tago Adis.

    Maraykanka,ayaa Abiy ku cadaadiyay n uu ka laabto heshiiskii SL uu lagalay,waana aqbalay.

    Waxaa jiraya kulan dooceed dhexmaraya Maraykanka,Ingiriiska iyo MW Kenya Ruto oo dhexdhexaadiyayaal ah iyo Dowlada Somaliya iyo Dowlada Itoobiya,halkaas,ayuu Abiy uga dhawaaqi doonaa ka laabashada heshiiskii uu la galay SL.

    MW Xasan markii hore,waa diiday in uu tago Adis,waxuuna shuruud ka dhigtay in Abiy ka laabto heshiiska uu lagalay SL,waxaase xaqiijin siisay Gabadha kaaliyaha Xoghayaha arimaha dibada Maraykanka ee kulankeedii Abiy kadib Maanta soo gaartay Muqdisho.

    Hadii xogahan ay ufulaan sida loo helay,waxay noqonaysaa in DFS ay ku guulaysatay loolankii Diblomaasi ee ay Itoobiya la gashay,isla markaana xaqiijisay Midnimada,Madaxbanaanida iyo Maqaamka Qaranimo ee Wadanka.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.