Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin heshiiska Milleteri Ee Maraykanka iyo D FS
    Somalia

    Faahfaahin heshiiska Milleteri Ee Maraykanka iyo D FS

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Heshiiskan,waxaa lagu dhisayaa 5-Xarumood oo ah kuwa ay isticmaali doonaan Ciidamada Somalida ee la dagaallanka argagixisada…

    1.Danab.
    2.PSF
    3.RRU

    Sidoo kale,waxaa la kordhin doonaa tirada Ciidamada oo lagu siyaadin doono 3000 oo Askari.

    Waxaa kaloo kor loo qaadi doonaa tayadooda Qalab iyo Tababar.

    Dhanka PL,waxaa heshiiskan uga qaybgalaya Ciidamada PSF,iyadoo qaybta PL ee heshiiskan lagu soo saxiixay Nayrobi.

    Saxiixa Maanta ka dhacay Muqdisho,waa midka guud ee DFS,balse PL iyo SL horay,ayaa heshiiska looga saxiixay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.