Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ma dhabaa in Somaliya laga dilaacinayo Ceelkii Shidaal Ee uhoreeyay?
    Somalia

    Ma dhabaa in Somaliya laga dilaacinayo Ceelkii Shidaal Ee uhoreeyay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 17, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Weli lama dhamaystirin qiimayntii ugu danbaysay,waxaana harsan arimo muhiim ah si loogu gudbo dillaacinta Shidaalka.

    Waxaa xusid mudan in Saldhigyada cusub ee loo dhisayo Ciidamada Danab ee Bartamaha iyo Koonfurta Wadanka ay qayb ka yihiin hawshan oo laga wada dhisayo goobaha Shidaalkaas laga dillaacin doono.

    Ugu danbayn,waxaa horay loo qorsheeyay in December Sanadkan lasoo gabagabeeyo qiimaynta ugu danbaysa.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Weli lama dhamaystirin qiimayntii ugu danbaysay,waxaana harsan arimo muhiim ah si loogu gudbo dilaacinta Shidaalka.

    Waxaa xusid mudan in Saldhigyada cusub ee loo dhisayo Ciidanka Danab ee B iyo K ay qayb ka yihiin Shidaalka oo laga wada dhisayo goobaha laga dilaacin doono.

    JQ pic.twitter.com/DJcH3STLQ9

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) February 15, 2024

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Muxuu ka dhigan yahay Warsaxaafadeedka ay soo wada saareen PL iyo JL?

    June 26, 2025

    Wadaxaajoodkii Madaxweynayaasha JL iyo PL oo laga soo saaray Warmurtiyeed

    June 26, 2025

    Hogaamiyayaasha Nato oo aqbalay dalabkii Mw Trump

    June 25, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Muxuu ka dhigan yahay Warsaxaafadeedka ay soo wada saareen PL iyo JL?

    Wadaxaajoodkii Madaxweynayaasha JL iyo PL oo laga soo saaray Warmurtiyeed

    Hogaamiyayaasha Nato oo aqbalay dalabkii Mw Trump

    Banaanbaxyo looga soo horjeedo Dowlada oo ka socda Kenya

    Mucaaradka Muqdisho iyo Xasan Shiikh oo kulmah

    Ugu danbayn Xabad joojin Maraykanku amray,ayay Israa’iil iyo Iran wada qaateen

    Faallo:-Socdaalka Madaxweyne Axmed Madoobe Ee Garowe

    Iran oo Gantaalo ku weerartay Saldhiga Maraykanka Ee Qatar

    What we know about Iran’s attack on US base in Qatar

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.