Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Halkee ka imaanayaan Ciidamada Shisheeye Ee Somaliya kusoo wajahan?
    Somalia

    Halkee ka imaanayaan Ciidamada Shisheeye Ee Somaliya kusoo wajahan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 17, 2024Updated:February 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa wax lasii ogaa in ay adag tahay Bartamaha iyo Koonfurta Wadanka in ay ka maarmaan Ciidamo Shisheeye oo ilaaliya Xarumaha Dowlada iyo goobaha adeega Bulshada sida garoomada iyo Dekedaha.

    Haatan si cad ayay usoo baxday in marka uu dhamaado wakhtiga loo qabtay in ay Wadanka uga baxaan Ciidamada Atmis in la keeno kuwo hor leh oo yeelan doona Magac iyo waajib cusub.

    Ciidamadaas,waxaa ku jiri doona 2000 oo Boolis Ugandhays ah,mase cada in Wadamo Afrikaan ah ay kawada koobnaan doonaan,waxaase jira xogo sheegaya in Wadamo kuwo R.Galbeed ah ay ku jiraan.

    Tiradooda,waxaa ku sheegay La taliyaha amniga Qaranka ee MW Xasan 3-8-kun oo Askari.

    Halkaa,waxaa ku fashilmay qorshihii amniga Qaranka ee Somaliya ee salkiisu ahaa dib u istaajinta Ciidan Qaran oo Somaliya yeelato,kuwaasoo hanta Amniga guud ee Wadanka.

    Heshiiska Iskaashi ee Maraykanka iyo Somaliya,wuxuu ka dhigan yahay,isaguna in aan la dhisayn dhawaan Ciidan Qaran oo Somaliyed,taa badalkeeda Maraykanku sii taageero Ciidamada Somalida ah ee uu Gacanta ku hayo.

    Jug jug meeshaada joog haba yaraatee majirto wax horumar ah oo la sameeyay.

     

    PL hadaan nahay,waa in aan nalaga xigsan dhanka Galbeedka oo aan haysanaa doorkeenii la macmiilka Reer Galbeedka ee Somaliya.

    Maraykanka markan,waxaa ka go'an in uu Somaliya Dowladnimadeeda istaajiyo,isagoo tiisa ka dhex arkay,taasina waxay ubaahan tahay la jaan qaadid.

    JQ pic.twitter.com/E5Ttj8u9fy

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) February 16, 2024

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.