Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo soo jeediyay in PL loo hakiyo wax kabadalka Dastuurka
    Somalia

    Maraykanka oo soo jeediyay in PL loo hakiyo wax kabadalka Dastuurka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 17, 2024Updated:February 17, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wadar ogol”

    Wax ka badalka Dastuurka oo dhacda ka hor Bisha May,ma jiri doono,sida wararku sheegayaan.

    Dooda kadib,waxaa lakala aadi doonaa Bisha Soonqaad,kabacdina waa la Ciidayaa,waxa laysku soo laaban doonaa April 20-keeda iyo wixii ka danbeeya,iyadoo markaasna doodu sii socon doonto.

    Reer Galbeedka oo dabada ka riixaya dhexgalka Dastuurka,ayaa diidan PL oo ka maqan in la taabto.

    Garowe,waxaa ka qabsoomaya Shirkii Gogishiisa ay dhigtay PL oo uu ka qaybgalayo MW Xasan.

    Shirkaas kadib,waxaa Xamar ka dhici doona Shirka DFS iyo DG oo ay PL ku jirto.

    Halkaas,ayaa laga sii socon doonaa hadii rabi idmo,waxayna ubadan tahay in uu baaqdo kulan Bishan 26-keeda Afarta DG iyo Xasan ku yeelan lahaayeenn Muqdisho.

    Talaabo ilaalinayasa wada socodka iyo midnimada Somaliyed.

     

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.