Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin xadgudubka Diblomaasi Ee Itoobiya ay ku samaysay MW Somaliya
    Somalia

    Faahfaahin xadgudubka Diblomaasi Ee Itoobiya ay ku samaysay MW Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 17, 2024Updated:February 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Somaliya,wuxuu tixgeliyay Maraykanka,Ingiriiska iyo Kenya,waana sababta uu u aaday Itoobiya.

    Kadib Saakay ayay soo diyaariyeen kulan dhexmara Abiy iyo Xasan,balse MW Somaliya,waa diiday in uu la kulmo Abiy ilaa uu si cad uga laabto heshiiskii uu la galay SL.

    Kadib,waxaa dhacday in Itoobiyaanku wax loo yaqaan dagaal Shaanshiyeed ay sameeyeen oo carqalad galiyeen weftiga Somaliya ee galayay xarunta Midowga Afrika oo ay isku dayeen in ay kala reebaan.

    Kadib MW Somaliya khudbad adag oo Itoobiya ka dhan ah,ayuu ka jeediyay Shirkii Midowga Afrika.

    Waxa dhacay,waa dhaqan ciyaal suuq oo ay samaysay Itoobiya,iyadoo Wadankeedii la joogo,isla markaana ma aysan tixgelin xeerarka Midowga Afrika.

    Saakay guusha Diblomaasiyadu,waxay raacday markale Somaliya,waxaana ceeboobay oo hoosta laga xariiqay in uu Itoobiya meel xun kuwado Abiy.

    MW Somaliya,waa iska dhiciyay Abiy Maanta.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.