Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Somaliya oo ka hadlay gafka Diblomaasi Ee Itoobiya ay kula kacday
    Somalia

    Madaxweynaha Somaliya oo ka hadlay gafka Diblomaasi Ee Itoobiya ay kula kacday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 17, 2024Updated:February 17, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlay sida uu ku gaaray xarunta Midowga Afrika kadib is hor istaag lagu sameeyay.

    “Markaan damcay in aan aado Xaruntii Midowga Afrika ee Shirku ka socday,waxaa Gawaaridaydii hor istaagay Askar Itoobiyaan ah oo ii diiday in aado Xarunta”.Ayuu yiri MW Xasan.

    Sidoo kale”Markaan Gawaaridii MW Geelle raacayna,waxaa nalaga hor istaagay si Wadajir ah in aan galno Shirkii,Aniga iyo MW Geelle”

    Dad badan,ayaa qabay in uu tago MW Itoobiya in ay markii horaba khalad ahayd,isla markaana ilhaamada dhacday ay taasi fududaysay.

    Balse haduusan tagin Shirka Midowga Afrika fariintaas fashilisay oo ceebaysay Diblomaaaiyadii Itoobiya miyaa gudbi lahayd?

    Tagidii Adis iyo ka qaybgalkii Shirkii Midowga Afrika Labaduba,waxay ahaayeen dadaal fiican oo loo sameeyay kor uqaadida Diblomaasiyada Somaliya.

    Mida Maanta dhabar jabka ku ahaan lahayd Somaliya,waxay ahaan lahayd Xasan oo Abiy hor fariistay,isagoon ka laaban heshiiskii uu la galay SL,hoos ka daawo muuqaalka.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Haduusan tagin Shirka Midowga Afrika fariintaas fashilisay oo ceebaysay Diblomaaaiyadii Itoobiya miyaa gudbi lahayd?

    Tagidii Adis iyo ka qaybgalkii Shirkii Midowga Afrika Labaduba,waxay ahaayeen dadaal fiican oo loo sameeyay kor uqaadida Diblomaasiyada Somaliya.

    JQ. pic.twitter.com/4Xb0XW2mBO

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) February 17, 2024

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.