Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Kenya oo lagu dhaliilay habkiisa dhexdhexaadnimo Ee Somaliya iyo Itoobiya
    Somalia

    Madaxweynaha Kenya oo lagu dhaliilay habkiisa dhexdhexaadnimo Ee Somaliya iyo Itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Midowga Afrika si weyn,ayuu uga xumaaday hab dhaqankii Dowlada Itoobiya ay kula dhaqantay MW Somaliya,waxayna sababtay in Gudi loo saaro arinkaas si dhab ah usoo qiimeeya.

    Inkastoo aan qoraalka kasoo baxay lagu qorin hadana,waxay abuurtay xiisad weyn hab dhaqankii Ciidamada Itoobiya.

    Dhanka kale MW Kenya,ayaa lagu dhaliilay habkiisa dhexdhexaadnimo ee Labada Wadan Somaliya iyo Itoobiya.

    Haatan Gudi uu ku jiro MW Geelle,ayaa loo saaray dhexdhexaadinta arinkan.

    Warmurtiyeedkii kasoo baxay Midowga Afrika,waxaa si weyn loogu taageeray Midnimada iyo Madaxbanaanida Somaliya.

    SL si cad,wuxuu Midowga Afrika uqiray in ay tahay Gobol ka mid ah Somaliya oo Itoobiya ay la gashay heshiis.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.