Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa looga celiyay Puntland Wariye Jamaal Cismaan?
    Somalia

    Maxaa looga celiyay Puntland Wariye Jamaal Cismaan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wariyahan,waa la waraystay,waxaana lagu hayay Hotelkii uu kusoo degay ilaa Shalay.

    Wariye Jamaal Cismaan,waxa uu sheegtay in uu uyimid Puntland duubista Barnaamijyo Dhaqan,lagumase qancin hadalkaas oo xogtiisa,waa lasii ogaa.

    Sirdoonka Puntland,waxay xaqiijinayaan in ay hayaan xogo sheegaya in uu usocday Buuraha Bari si uu uga diyaariyo Barnaamijyo kooxaha argagixisada ah.

    Maanta,ayaa dib loogu celiyay diyaaradii uu la socday ee uu ku yimid Garowe,taasoo ahayd Itoobiyaan Airlines Wariye Jamaal Cismaan.

    Sirdoonka Puntland,waxay mudan yihiin in la bigaadiyo;sababtoo ah,waxay Gacan buuxda ku dhigeen Garoomada iyo Dekedaha wixii kasoo dega iyo wixii ka dhoofa.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.