Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo bogaadiyay Doorashada PL iyo kuna baaqay in Dastuurka Fadaraalka wadar ogol wax looga badalo
    Somalia

    Maraykanka oo bogaadiyay Doorashada PL iyo kuna baaqay in Dastuurka Fadaraalka wadar ogol wax looga badalo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 19, 2024Updated:February 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanka oo bogaadiyay Doorashada PL iyo kuna baaqay in Dastuurka Fadaraalka wadar ogol wax looga badalo.

    “Waxaan ka walaacsan nahay xasiloonida darada uu abuuray heshiiska isfahan ee SL iyo Itoobiya ay wada gaareen ee aysan DFS waxba ka ogayn”.

    Maraykanku si cad,ayuu usheegay in wax ka badalka Dastuurku uu noqdo mid laysla ogol yahay oo heshiis lagu yahay,hoos ka daawo muuqaalka.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Maraykanku si cad,ayuu usheegay in wax ka badalka Dastuurku uu noqdo mid laysla ogol yahay oo heshiis lagu yahay.

    JQ. pic.twitter.com/OXdz1pE3QS

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) February 19, 2024

    Sidoo kale Maraykanku,wuxuu si weyn u ixtiraamayaa Midnimada,Gobanimada iyo Madaxbanaanida Qaran ee Somaliya,wuxuuna kasoo horjeenstay markale heshiiska isfahan ee SL iyo Itoobiya,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Maraykanku,wuxuu si weyn u ixtiraamayaa Midnimada,Gobanimada iyo Madaxbanaanida Qaran ee Somaliya,wuxuuna kasoo horjeenstay markale heshiiska usfahan ee SL iyo Itoobiya.

    JQ. pic.twitter.com/98ohxGju3v

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) February 19, 2024

    Safiirka Maraykanka ee Qaramada Midoobey,wuxuu si weyn usoo dhaweeyay Doorashadii Madaxweyne ee Puntland Ka dhacday Sanadkan bilowgiisii,hoos ka daawo muuqaalka.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Maraykanku,wuxuu si weyn usoo dhaweeyay Doorashadii Madaxweyne ee Puntland.

    JQ. pic.twitter.com/vUrjnO5myv

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) February 19, 2024

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.