Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xogo dheeriya oo laga helayo Dilkii mid ka mid ah Shaqaalaha Hawada Ee Xamar
    Somalia

    Xogo dheeriya oo laga helayo Dilkii mid ka mid ah Shaqaalaha Hawada Ee Xamar

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 20, 2024Updated:February 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xogo;ayaa kasoo baxaya jihada fulisay dilka Ninkan u shaqaynayay Hay’ada Duulista Hawada DFS.

    Hay’ada Sirdoonka DFS ee Nisa,ayaa wararka la helayo ay sheegayaan in ay fulisay Dilka Ninkan.

    Sababta loo dilay,ayaa xogaha la helayo;waxay sheegayaan in lagu tuhmay udirista  SL xogta Kanalka cusub ee loo wareegay kadib markii laga guuray kii hore.

    Dagaalka Hawada ee udhaxeeya DFS iyo SL,ayaa galaaftay Ninkaas,waxayse ahayd in la Maxkamadeeyo oo si waafaqsan Sharciga la maro.

    Balse hadii ay dhab noqdaan xogaha soo baxaya,waxaa iswaydiin mudnaan doona Danbi hadii cadayn loo helo xarig uu ku filnaan lahaa ciqaabtiisa in Ceejin loo badalo?

    Muwaadin Somaliyed in Dhiigiisa lagu xadgudbo maxay ka dhigan tahay?

    In hay’ada Sirdoonka Qaranka ay fuliao Dilka Muwaadinkii ay uxilsaarnayd ilainta Dhigiisa,sharaftiisa iyo xuquuqdiisa?

     

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.