Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Puntland ma quseeyo heshiiska Badda Ee Turkiga lala galay
    Somalia

    Faallo:-Puntland ma quseeyo heshiiska Badda Ee Turkiga lala galay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 21, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland,waxay leedahay Booliska Amniga Badda oo si gaar ah uga hawlgala…

    1.Burcad Badeeda
    2.Kalluumaysiga Sharcidarada ah.
    3.Argagixisada
    4.Ka Ganacsiga Hubka.
    5.Tahriibka.

    Shaqo fiican oo la mahdiyay ayay qabteen mudadii ay Shaqaynayeen Ciidanka (PMPF).

    Heshiiska DFS ay la gashay Dowlada Turkiga ee loo meel mariyay sida aan waafaqsanayn Xeerarka uu dhigayo Dastuurka Fadaraalka,PL ma quseeyo.

    PL Dastuurkeeda,ayaa dhigaya inta laga helayo DFS oo masuul ah in ay udhaqanto Dowlad Madaxbanaan mana qabanayaan heshiisyada ay gasho DFS ilaa ay qayb ka noqoto.

    PL,waxay ku taagan tahay xeerarka JFS iyo kuwa caalamiga ah,iyadoo tixgelinaysa Dowlada Turkiga,Natto,danaheeda Imaaraadka,isla markaana gudanaysa ilaalinta masiirka Bulshada ay matasho iyo kan Dastuurka Fadaraalka ah,waa in ay qaadataa go’aamo laga fiirsaday.

    Culayska haysta PL,waa in DG kale aysan lahayn matalaad ay Dadkooda ku matalaan arimaha masiiriga ah oo ay yihiin Hal Nin Maamul uu ku danaysto.

    PL,waxay maamushaa kala bar Badda Somaliya.

    JQ.

     

    PL,waxay leedahay Booliska Amniga Badda oo si gaar ah uga hawlgala…

    1.Burcad Badeeda
    2.Kalluumaysiga Sharcidarada ah.
    3.Argagixisada
    4.Ka Ganacsiga Hubka.
    5.Tahriibka.

    Heshiiska DFS ay la gashay Turkiga ee loo meel mariyay sida aan waafaqsanayn Xeerarka PL ma quseeyo.

    JQ. pic.twitter.com/rnttE5narX

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) February 21, 2024

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.