Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Puntland iyo saamaynta heshiiska Badda Ee DFS ay la gashay Turkiga
    Somalia

    Faallo:-Puntland iyo saamaynta heshiiska Badda Ee DFS ay la gashay Turkiga

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 23, 2024Updated:February 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kalluumaysiga ugu badan Somaliya,waxa uu ka jiraa Deegaamada Puntland,waxaana lagu tilmaamaa 60%.

    Sidoo kale kala bar Badda Somaliya,waxay hoos tagtaa PL.

    Hadii Turkigu rabo in uu fulo heshiiskan,waxaa laga rabaa in ay toos ugala xaajoodaan qaybta ay ku leedahay heshiiskan PL oo waliba ku qanciyo,isagoo ka ilaalinaya Siyaasada,waxna ka siinaya fursadaha.

    Puntland way isku wadi kartaa danaha kala duwan ee Dowladaha caalamka,waxaana ufuran in ay Turkiga la macaamiisho,iyadoon cidna udaba fariisanayn.

    Dooda PL waa in ay ku salaysnaataa Dastuurka,Xeerarka habraacyada iyo heshiiskii Baydhabo oo aysan umuuqan in ay diidan tahay danaha Turkiga.

    Qodobada heshiisku ka kooban yahay,waxaa ka mid ah….

    1.Dhismaha Ciidamo Somaliyed oo gaaraya 8000 Wajiga hore.

    2.Dayminta Somaliya 7-Markab oo kuwa dagaalka ah.

    3.Saldhigyo Ciidan Badeed oo 6- ah lagana dhisayo guud ahaan Badda Somaliya.

    4.Maamulida iyo ilaalinta Kalluumaysiga Badda Somaliya.

    Dhaqaalaha uga baxa Turkiga fulinta heshiiskan,wuxuu kasoo ceshan doonaa Khayraadka Badda ee lagu wareejiyay.

    Heshiiskan qayb kama ahan in Turkigu difaaco Badda Somaliya ama damaca Itoobiya ka hortago.

    Waxaa xusid mudan in heshiiskan 6-jeer Maraykanku horay usoo hor istaagay,balse haatan fasaxay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.