Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Itoobiya, iyo UK oo kala saxiixday isfahan lagu xoojinayo xasiloonida Xuduudaha Kenya-Somaliya-Itoobiya
    Somalia

    Itoobiya, iyo UK oo kala saxiixday isfahan lagu xoojinayo xasiloonida Xuduudaha Kenya-Somaliya-Itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladaha Itoobiya iyo Ingiriiska,ayaa saaka kala saxiixday heshiis is-afgarad ah oo lagu xoojinayo Nabadda iyo xasilloonida Deegaannada dhaca xuduudka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya iyo Itoobiya.

    “Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Itoobiya,ayaa sheegtay in heshiiskan isfahan MOU ujeedkiisu yahay in laga caawiyo bulshooyinka ku nool xuduudda Itoobiya iyo Kenya iyo Soomaaliya si ay awood ugu yeeshaan ka hor tagida xagjirnimada”

    Ambassador Jemaludin, Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Waaxda Afrika iyo Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya dalka Itoobiya, Darren Welch, ayaa heshiiska MOU ku saxiixay dhismaha xarunta Wasaaradda Waxbarashada.

    “Labada dhinac waxay muujiyeen sida ay uga go’an tahay in ay iska kaashadaan yareynta khatarta Al-Shabaab ee Gobolka,”Ayaa lagu yiri qoraalka MOFA.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.