Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Farmaajo oo ku dhici waayay xilligiisii heshiiska Turkiga Ee Xasan saxiixay
    Somalia

    Farmaajo oo ku dhici waayay xilligiisii heshiiska Turkiga Ee Xasan saxiixay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Turkiga iyo Qatar,waxay siiyeen Farmaajo dhalashooyin Labada Wadanba ah,isla markaana waxay ku cadaadiyeen in uu celiyo dhalashadii Maraykanka,si uu ugu dhiirado Saxiixa heshiiskaas balaaran,isagoon ka haybaysanayn Maraykanka,waase ku dhici waayay Farmaajo.

    Maraykanka si cad,ayuu ugu digay Farmaajo,waxuuna usheegay in uusan Dowladnimada Somaliya khatar gelin oo uusan marin Wadadii uu maray Cabdirashiid C.Sharmarke.

    “Wadankan marbuu Gacantayada si buuxda uga baxay oo Ruush ugalay,waana la dirirnay ee haatan markale Gacantayada kama saari kartid”Ayaa lagu yiri Farmaajo.

    Haatan heshiiskii waa lasoo furfuray,waana fasaxay Maraykanku qaybtan.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.