Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ma hirgeli kartaa fikrada dhisme Ciidamo Badeed oo ay wada leeyihiin Wadamada Badda Cas?
    Somalia

    Ma hirgeli kartaa fikrada dhisme Ciidamo Badeed oo ay wada leeyihiin Wadamada Badda Cas?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Cabdel-Fattah Al-Sisi iyo dhiggiisa Ereteriya Isiyaas Afawerki,ayaa Sabtidii ka wada hadlay xaaladihii ugu danbeeyay ee Geeska Afrika.

    Labada Madaxweyne,waxayna si cad usheegeen in loo baahan yahay in la ixtiraamo Madaxbannaanida Soomaaliya.

    Xiisada Geeska Afrika,ayaa cirka isku sii shareertay ka dib markii ay Maamulka Somaliland bishii January ogolaatay inay 20 KM oo xeebteeda ah muddo 50 sano ah ka kirayso Itoobiya.

    Itoobiya,ayaa doonaysa in ay ka samaysato Saldhig Ciidan oo Badda ah iyo Deked Ganacsi Deegaan Xeebeedka Lugahaya ee SL.

    Heshiiska SL iyo Itoobiya kadib,Masar waxa ay mar kale sheegtay inay garab taagan tahay Somaliya oo ay ka taageeri doonto amnigeeda iyo xasiloonideeda, iyadoo ku nuuxnuuxsatay baahida loo qabo in la ixtiraamo madaxbannaanida Dhulkeeda.

    Booqasho uu ku tagey Masar Bishii hore MW Somaliya,ayay MW Masar isku afgarteen in Wadajir loo dhisto Ciidan Badeed oo ka kooban Wadamada Badda Cas,si looga hortago damaca Itoobiya,lamase oga sida fikradaas loogu badali karo ficil muuqda.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.