Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kenya oo casuumad ufidisay Madaxweynaha Somaliya
    Somalia

    Kenya oo casuumad ufidisay Madaxweynaha Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kadib markii Kenya ay ka niyad jabtay hab dhaqanka Siyaasadeed ee Ra’isalwasaare Abiy ayay go’aansatay in ay dhaqdhaqaaq ka dhan ah samayso.

    Waxay ku casuntay Madaxweynaha Somaliya Xasan Shiikh Wadankeeda,waxaana si rasmi ah udhexmari doona Labada Dal kulan uu kasoo bixi doono Warmurtiyeed si cad loogu cadaynayo in ay lama taabtaan tahay midnimada iyo Gobanimada Jamhuuriyada Fadaraalka ah ee Somaliyed.

    Kenyatigu,waxay ka caroodeen oo usamaynayaan arinkan….

    1. Abiy oo diiday in xal laga gaaro muran dhuleed ka dhex taagan xuduuda Labada Wadan ee Kenya iyo Itoobiya.

    2. MW Kenya oo usoo jeediyay Abiy in uu faraha ka qaado oo uu xakameeyo damaciisa damaciisa Badda Somaliya.

    Itoobiya kulanka Somaliya iyo Kenya,wuxuu ku yahay cadaadis kale oo Diblomaasi oo waliba kaga imaanaya Gobolka.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.