Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaan ka ognahay khilaafka meesha adag maraya Ee ka dhex qarxay Dowladaha Kenya iyo Itoobiya?
    Somalia

    Maxaan ka ognahay khilaafka meesha adag maraya Ee ka dhex qarxay Dowladaha Kenya iyo Itoobiya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 27, 2024Updated:February 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Abiy,wuxuu khatar ku yahay xasiloonida Bariga Afrika,wuxuuna ku jiraa go’doon Diblomaasiyadeed oo Aduunkoo idil ah.

    Gudaha Wadankiisa dagaalkii Sadexaad oo xoog leh,ayaa ka socda.

    Eretereya,waa kala tageen,Jabuti iskuma fiicna,Sudan,waa kala Goosteen xiriirkii.

    Somaliya,wuxuu hunguryeeyay Badeeda,isagoo ku xadgudbay Midnimadeeda iyo Gobanimadeeda.

    Dagaal Diblomaasi oo ay Somaliya wada galeen,waxaa ku adkaatay Somaliya oo caalamku,wuxuu taageeray doodeedii,halka Itoobiya dhabarka loo jeediyay.

    Kenya,ayuu ku haystaa Xuduuda Labada Wadan Deegaan ku yaal oo Ganacsiga muhiim u ah.

    Sababta ay Kenya ucasuntay MW Somaliya,waa dagaal Diblomaasiyadeed oo ay isaga kula dirirayso.

    Kenya,waxay haatan fahantay in gardarada Abiy uu ku hayo Somaliya ay iyagana kusoo wajahantay oo ay tahay in ay hada ka hor tagaan oo go’aan cad ka qaataan oo ay garab siiyaan Somaliya.

    Markii hore MW Kenya,waxaa lagu dhaliilay dhexdhexaadintiisa Somaliya iyo Itoobiya oo wuxuu awood uyeelan waayay in uu Abiy xaqiiqda taabsiiyo.

    MW Ruto,waa Nin ay ku weyn tahay Kiristaanimadu oo Kaniisad ku xiran kana eegaya arinka Somaliya iyo Itoobiya dhanka Cibaadada Diiniga ah.

     

    https://twitter.com/jibril_qoobey/status/1762216009979601129?t=TO8qnpzdNzRjfKY5XWOTkw&s=19

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.